Daawo:Xildhibaan Idiris Sheegay inay Biyo la’aan kajirto Gobolka Bay ugana Mahad Celiyey Raysawsare Khayre 100 arday ee uu waxbarshada Kabixinayo

Xaalad Bili’aadnimo iyo Biyo la’aan baa jirta degaano ka mid ah Gobolka Bay oo mudooyin badan aan helin adeega Biyaha sida Madaalada BuurXakabo oo ay kajiraan xaalad biyo la’aan sida uu sheegay Gudoomiyaha degmada Buurxako Maxamed Ibraahim Nuur,

Xildhibaan Idiris Cabdi Dhaqtar ayaa baaq udiray shacabka Soomali iyo dowlada Soomaliya inay Gurmad dag daga lasoo gaaraan, xildhibaan Idiris ayaa uga mahadceliyey Raysawsaare Khayre 100 arday uu balan qaaday inuu waxvbarshada kabixinayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.