Gudoonka baarlamaanka Hirshabeelle ayaa sheegay in dib loo dhigay doorashada madaxweynaha Hirshabeele

hirshabee

Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeele ayaa sheegay in doorashadii Madaxwaynaha Hirshabeele oo ahyd 12/09/2017 ayaa dib ugu dhacday Afar bari waxaa na laga dhigay 16/09/2017, Madaxwayne kuxigeenka Hirshabeele Guudlaadwe ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo go’aankas waana isla qaadanayey kuligeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.