Ra’iisul Wasaaraha Khayre oo xariga ka jaray xafiisyo lagu qabto cabashooyinka dadweynaha ee la xariira Arrimaha garsoorka

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo xariga ka jaray xafiisyo lagu qabto cabashooyinka dadweynaha ee la xariira Arrimaha garsoorka, Xafiisyadaan oo lacag laga rabin shacabka ayaa waxaa hirgalisey Wasaarada Garsoorka Soomaliya, Raysawsaare Khayre ayaa sheegay xafiiskaan inuu wax badan uqabanayo bulshada Soomaliyeed inuu yahay xafiis lacag la’aan ah.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.