Daawo:qaabkii loogu soo dhaweeyey Wasiirka Gaashandhiga Soomaliya magaalada Baydhabo

wasiir

Wasiirka Gaashandhiga Dowlada Federalka Soomaaliya Mudane C/rashiid Abdulahi Mahamed ayaa waxa uu gaarey Magalada Baydhabo ee xaruunta Gobolka Bay waxana garoonka Diyaaradaha Shaati gaduud Ku soo dhaweeyey Sarakiil kala duwan Iyo wasiirka Amniga Iyo Masuuliyiin Kale waxana loo soo galbiyey xarunta Ciidmada Xoogga Dalka soomaaliya Qeebta 60-aad isgoona warbixin ka dhageystey Taliyaha Ciidamada Qeebta 60-aad G/ Ibaraahim Yarow Isaxaaq ,

Wasiirka Gaashandhiga Dowlada federalka soomaaliya ayaa sheegey in uu booqon doono xarumaha kale ee Ciidmada Xoogga Dalka soomaaliya waxana sidoo kale Waziirka uu sheegey in uu tayeen Doono Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya Si nabada loogu Noolaado .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.