Daawo:Ganacsato Reer Puntland ah oo laga Masaafuriyey Imaaradka Carabta ayaa Baaq udiray Dowlada Soomaliya

puntland

Magaalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari ayaa waxaa soo gaaray ganacsatao Reer Puntland ah oo laga soo masaafuriyey dalka Imaardka Carabta laga qaatay Sharciyadoodii waxayna saxaafada kula hadleen magaalada Boosaas ayakoo sheegay in Soomaliya iyo Imaradka Heshiis wanagsan ka dhexeeyo sida dekadaha Berbera iyo Boosaaso.

Ganacsatadaan ayaa sheegay in dowlada Soomaliya wax kaqabato ganacsataadaan hantidooda ladhacay oo isugu jirta mid ma guurta ha iyo kuwa kalaba.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.