Daawo:Maxkamadda Sare ee dalka Kenya oo baabi’isay natiijadii doorashada Madaxweynaha Kenya

Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa ku dhawaaqday inay gebi ahaanba baabi’isey natiijadii doorashada Madaxtinimada Kenya ee dhacday 8-dii bishii Agosto ee sanadkan, taasoo uu ku guuleystay Madaxweynaha xilligan talada haya Uhuru Kenyatta.

Go’aan ka soo baxay Maxkamadda sare ayaa lagu sheegay in la baabi’iyay natiijada doorashada, iyadoo ku amartay in muddo 60 cisho la qabto doorasho cusub.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.