Dhagayso: Waxgaradka Jubbaland oo si adag uga hadlay Xasuuqii ka Dhacay Bariire.

Odayaasha iyo Waxgaradka Jubbaland ee Ku sugan Magaalada kismaayo Ayaa Wax laga Xumaado ku tilmaamay weraarkii Jimcihii lagu layeey dad Beeralay ahaa oo ku sugnaa degaanka Bariire ee Gobalka Shabeelaha Hoose.

Imaam Rashiid Guura oo Kamid ahaa Odayaashii Aas Asay Dowlad Gobaleedka Jubbaland , Hadana kamid ah Dhaqanka Jubbaland ee Kismaayo ku sugan ayaa Waraysi uu Bixiyay ku sheegay in dhacdadaas ay ka tacsiyedaynayaan ,isla markaana ay ka xunyihiin shacabka la layeey.

Wuxuu sheegay in War Qalad ah lasiiyo Ciidamada wax duqeyeey ,wuxuna ugu baaqay Saraakisha dowladda in wararka sirta ah ee ku saabsan Meelaha la duuqaynayo la xaqiijiyo ,isago ugu baqay in dadka la dilay eheladooda la qanciyo.

Halkaan hoose ka dhagayso waraysiga o dhamaystiran:

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.