Daawo:Dowlada iyo Xildhibanada Somaliya oo lagu eedeyey Inay Ka gaabisey Dadkii Lagu laayey Gobolka Gedo

wiil

Dhawaan bay ahayd markii Ciidmada Amisom gaar ahan kuwa Itoobiya ay dad shacaba ku xasuuqeen gobolka Gedo gaar ahaan degaanka Maykaareebey, Dilkaan shacabka loogaystay kamaysan hadlin Madaxda gobolka Gedo, Xildhibanada Heer federal iyo heer maamul goboleed midnaba, Waxgaradka, Qurabajoogta,Ugaasyada iyo Suldhamada gobolka Gedo.

Aqoon yahay Cabdi Maxamed warsame “Deeq faandhe” ayaa waxuu ku dhaliilay Dowlada Soomaliya Inay ka gaabisay kaalintii dowladnimo oo ay ku lahayd oo ahaa inay Gudi soo baara u xil saarto shacabkii lagu xasuuqay Maykaareebey, waxa kaluu ugu baaqay Dowlada Inay jawab dag daga kabixiso dilka Maykaareebey.

Aqoon yahan deeq Faandhe wuxuu dhaliilay Xildhibanada laga soo doorto gobolka Gedo iyo waqooyiga Galgaduud inay ka gaabiyeendilkaan shacabka Maykaareebey.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.