Wasiirka Aminga Jubbaland ayaa Tababar U furay Ciidanka darawiishta Gobolka Gedo

janan

Wasiirka Wasarada Amniga Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxuu tababar uga Furay degmada Doolow Ciidanka darawiishta Gobolka Gedo, Ciidankaan ayaa markay Tobabarka dhameysteen waxay Ka hawlgali doonaan Gobolka gedo si ay uga sifeeyeen kooxda Al-shabab ee wali ku dhex dhuumanaya Gobolka Gedo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.