Deg,deg dagaal xoogan oo ka socodo degmada xiraale ee gobolka galgaduud:

Wararka ka imaanayo degmada xiraale ee gobolka galgaduud ayaa sheegayo in halkas uu ka socdo dagaal xoogan.

kaas oo u dhexeyo ciidamo kala taaban san maamulka ahlusuno iyo maamulka  galmudug.

Dagaalka ayaa bilaabmay 2:00 duhurnimo sida ay ku soo waramayaan goob joogayaal ku sugan degmada xiraale.

Sac saba saacada kadanbayso dagaalka ayaa sii xoogeysano.

mid kamid goob joogayaasha ku sugan goobta uu ka socdo dagaalka ayaa (Gedo times)

u xaqiijiyay in uu weli dagaalku socdo dagaalka mid kamid kooxihii  dagalamayayna loo soo weeciyay dhanka dhuusamareeb.

Iyadoona ay jiraan dhimasho iyo dhawac badan balse weliba ma cada khasaaraha raha rasmiga.

Ee ka dhashay dagaalka dhawcyada qaar ayaa waxaa loo daad gurreeyay degmada caabudwaq.

Wixii war ah oo ka soo kordha dagaalkan halkaan kala soco

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.