War hada soo dhacay:Puntland oo beenisay Hadal kasoo yeeray Somaliland Doorashada SSC

qarjab

Maamulka Puntland ayaa jawaab adag ka bixiyay hadal ka soo yeeray Maamulka Somaliland kaas oo ahaa in Puntland ay kala heshiiyeen in aysan ka hor imaan doorashada Soomaaliland ee Gobolada Sool,Sanaag iyo Cayn.

Wasiirk Cusub ee Wasaarada Warafafinta Puntland Cabdi Xersi Cali Qarjab, ayaa sheegay in Warka ka soo baxay wasiirka Arimaha gudaha Soomaliland uu yahay been buur, mana u ogolaan doono Somalianad in ay Sanduuqyada doorashada keenaan gobolada Sool iyo Sanaag.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.