Daawo: Somaliland oo Hanjabaad Hawada u Marisey Puntland Ugana digtay Inaysan Guran Sanduuqda Codbixinta

puntland

Wasiirka arimaha gudamaha Somaliland oo ku sugnaa Laascaanood ayaa wuxuu sheegay in Puntland uga digayaa inay Fowdo kusameeyaan Sanduuqda Codbixinta sidii hada kahor horay udhacday, Wasiirka arimaha Gudaha ayaa sheegay in Puntland ay isku afgartaan maray is arkeen inaysan guran Sanduuqda codbixinta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.