Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Xabsiga dhexe ee Muqdisho

qarax

Qaraxaani oo ahaa mid uu isku soo xiray nin naftiisa hura ah ayaa lala beegsadayXabsiga Dhexe ee Soomaaliya, qasaraha kadhashay qaraax ayaa ah Qof naftii halige ahaa iyo askari katirsanaa ilaalada xabsiga Dhexe ee Muqdisho ayaa ku geeriyooday kadib markii nin isku soo xiray waxyabaha qarxa uu isku dayay in uu isku qarxiyo taliyaha Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed.

Ciidamada Amaanka Dowladda Soomaaliya ayaa goobtaasi ka wada howlo baaritaano ah waxaana halkaasi gaaray mas’uuliyiin iyo saraakiil kale, war aan laxaaqiijin baa sheegaya in ninkaan is qarxiyey uu ka tirsanaa ciidamo tababar uu kaga socday halkaasi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.