Dhageyso:Dowlada Soomaliya ayaa sheegtay inuu Jiro qorshe la doonayo in lagu soo daayo Maxaabiista Seychelles

Wasiirka Warfaafinta Somaliya C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisoow ayaa sheegay inuu socdo qorshe la doonayo in lagu soo daayo Maxaabiista kuxiran Dalka Seychelles si dalkooda loogu soo celiyo.

Wasiir Warfaafinta Soomaliya Yariisoow ayaa sheegay in Dowladda ee uu hogaamiyo Madaxweyne Farmaajo ay aad dadaal ugu bixisay sidii jeelalka looga soo deyn lahaa Maxaabiista xiran ee Soomaaliyeed, sida Maxaabiistii laga soo daayay Dalka Itoobiya iyo kuwa haatan Maxkamadeyntooda ay ka socoto Dalka India oo lafilaayo dhawaan inay soo gaaraan dalka Soomaliya .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.