Daawo:Caruur shabaab Kasoo Carartay oo Soo dhaweyn loo sameeyey

shabab

Muuse Maxamed Kaliil Gudoomiyaha Degmada Cadale ee Maamulka Hir-Shabeelle oo Warbaahinta kula hadlayay degmaadaas ayaa sheegay in ay hayaan Caruur gaareysa ilaa 200 kuwaas oo ka soo cararay ilaa 5 Tuulo o hoostagta degamda Cadale,

Gudoomiye Muuse ayaa baaq udiray Hay’addaha deeqaha bixiya talisyada Ciidamada Meleteriga iyo Booliiska Soomaaliya in ay qaadaan talaabo lagu badbaadinayo caruurtaan ayakoo ubaahan daryeel Hoy iyo cuntaba.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.