Gudoomiyihii Gobalka Galgaduud ee Galmudug Xalay Muqdisho Lagu Dilay

Rag hubeysan ayaa Xalay Magaalada Muqdisho Dil ugu geystay Gudoomiyihii Gobalka Galgaduud ee Maamul Gobaleedka Galmudug Allaha Unaxariisteen Maxamed Daahir Sheekh Cali Cilmi xili uu ku sugnaa Degmada Yaaqshid.

dhagar qabayaasha dilka geystaya ayaa waxaa ay Rasaas ku Fureen Gaari ay la socdeen Marxuun Maxamed Daahir Sheekh Cali Cilmi iyo walaalkiis oo Marayey xaafadda Carafaat ee Dagmada Yaaqshiid, Kuwaasi oo Goobta ku Geeryooday.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.