Qarax gaari laga soo buuxshay oo goor dhaw ku Qarxay muqdisho.

qarax

Qarax xoogan ayaa goordhaweyd waxa uu ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaliya, Warar soo baxaya ayaa ku waramaya in gaari lagu soo xirey waxybaaha qarxa In uu ku qarxay wadada Maka Almukaramah Meel u dhaw Hotel Ambasador ee Magaalada Muqdisho.

Qaar ka mid ah dhaqaatiirta Isbitaalka Darushifa ayaa sheegay in Albaabka Isbitaalka la dhigay gaari laga soo biluuxiyay waxyaabaha qarxa kadibna uu halkaasi Ku qarxay.

Warar dheeraad aha kala socda WWW.GEDOTIMES.COM

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.