Daawo: 4 Ruux OO Ku Dhintay Qarax Muqdisho Ka Dhacay

qarax

Ugu yaraan 4 qof ayaa ku dhintay in ka badan 5 kalane waa ay ku dhaawacmeen kadib Qarax loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa oo Maqribkii Caawa ka dhacay Wadada Maka Al-Mukarama gaar ahaan inta u dhaxeysa Hotel Ambasadoor iyo Isbitaalka daarushifa ee Magaalada Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.