Daawo:Mudaaharaad Gilgilay Magaalada Burco kuwaas oo kacabanaya

Magaalo Madaxda Gobolka Topgdheer eebUrco ayaa waxaa maanta kadhacay Mudahaarad balaraan kasoo gilgilay Magaalada Burco waxana kasoo qaybgalay Waxgaradka,dhalinyarada,Haweenka iyo qaybaha bulshada ee kale duwan waxayna ka cabanayaan dhul dad dayara ay daganaayeen oo laga iibiyey Ganacsato.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.