Daawo:Duuliye Sarre Asli Xasan Cabaade oo Kismaayo Lagu soo dhaweeyey

asli

Duuliye Sare Asli Xasan Cabaade Ahaydna Haweeneydii Ugu Horeysey Ee diyaarad Duuliso Dalalka Afrika Una Dhalatey Dalka Soomaaliya Ayaa Maantey Soo Gaarty Magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ah ee Jubbaland .
Hoos kadaawo warbixitii Wariye Maxamed Kaasim

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.