Wasiirka Cadaaladda iyo wafdi uu Ajnabi ah oo wax aysan filaynayn kusoo arkay xabsiga dhexe

xabsi

Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji oo ay wehliyaan Taliyaha ciidamada Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Gaas Xuseen Xasan Cismaan iyo mas’uuliyiin ka socday dowladda Ingiriiska ayaa waxa ay kormeer ku tageen xarunta Taliska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, iyadoo ujeedka socdaalkooda uu la xiriiray qiimeyn ay ku sameynayeen sida ay socdaan howlo lagu dayactirayo xarunta Taliska ciidanka Asluubta iyo dhismaha Xabsi weyn oo laga dhex dhisayo isla xarunta oo iminka maraya heer gabo gabo ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.