Daawo:Udiyaar Garawga Ciida Iyo Suuqyada Degmada Caabudwaaq

carwo

Magaalada Caabudwaaq ee Gobolk Galgaduud ayaa si aad ah loogu diyaar garoobay Munaasibada Ciidul fidriga oo maalmo kooban inaga xigaan, dadwaynaha Degmada Caabudwaaq ayaa waxaad ku arkaysaa ayakoo buux dhaafiyey Carwooyinka Lagu gado dharka iyo Kabaha.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.