Dhagyso:Wasiir Juxaa Dib u Heshiisiinta Gobalada Dalkaan Ku qabanaynaa

jux

Wasiirka Arimaha Gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya C/faarax Siciid Juxa,ayaa sheegay in Wasaarada Arimaha Gudaha Soomaaliya ay Gobolada dalka Soomaaliya sidaan oo kale ay Shir dib u heshiisiin ah ku qabaneyso.

Wasiir Juxa waxaa uu xalay ka qeyb gelayay kulan Casho Sharaf ahaa oo uu Guddoomiyaha Gobolka Banaadir u sameeyay Ergadii ka qeybgashay Shirkii Hanaanka dib u heshiisiinta Qaran ee shalay ku soo xirmay Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.