Raysawaasare Khayre ayaa Booqday Dhawacyadii qaraxii Pizza House

Raysawasaraha Soomaliya Xasan Cali Khayre ayaa ku booqaday Isbitaal Madiina dadkii ku dhawacmey qaraxii Pizza House, kuwa kaleba, waxuuna sheegay kuwa dhaawac-yadooda aaan dalka waxba Looga qaban karin waxaan loo qadayaa dibadda sida ay horey u balanqaadey xukuumada Soomaliya,Raysawsaare khayre ayaa ka codsaday Qof walba somaliya in ay nagu garabsiiyaan Ladagalanka Alshabaab waa inaan kuligeen meel uga soo wada jeesanaa oo aan ku jihaad-naa jihaadka saxda ah waa kaa Alshbaab waa cadowka umadan waxaa inaga go’an baabi’intooda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.