Daawo:Madaxwaynaha Soomaliya oo Amray in Al-shabab laga Dhameeyo Soomaliya

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Maanta Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya, Madaxweynaha iyo Saraakiisha Amniga ayaa ka wada hadlayo Arrimo dhowr ah oo uu ka mid yahay Xoojinta Dagaalka lagula jiro Xarakada Al-shabaab iyo ka shaqeynta ammaanka Dalka.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in Ciidamada Xoogga dalka looga baahan yahay in ay Shabaab ka saaraan Guud ahaan dalka oo dhan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.