Daawo:Maraykanka Adaanka Salaada Oo Kor Loo Qaaday iyo farxad ka muuqata Muslimiinta

masjid

Isu soo baxa ay isugu yimaadeen dadwayne aad u tiro badan oo isugu jira Muslimiin,Kisrishtan.Hindu.Budhisim iyop kuwa aan diinba haysan ayaa kadhacay Maraykan kaas oo ahaa is dhex galanka Bulshada, Waxaana markii ugu horeysay Salaada aadanka kor loo qaaday taas oo aad ufarxad galisay Bulshada Islmaanka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.