Muuqaal:Kismaayo Iqlaas Foundation ayaa kormeer ku tagtay Iskuulka Tayo

text

Hay’ada Iqlaas Foundation oo caawisi dadka tabarta daran ayaa ayaa booqatay Iskuulka agoonta ee Tayo iskuulkaan baa mid wax lagu baro ardayada agoonta ah ee aan waxba haysan, macalinmiinta iskuulka Tayo ayaa kawar bixiyey marxaladuhu soo maray Iskuulkaan ayakoo sheegay inay si iskaa ah u caawiyaan ardaydaan madama ay yihiin agoon.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.