Madawayne Shariif xasan oo Dhagax Dhigay Garoon aya Yeelanayso Magalada Baraawo”Sawiro”

br
shariif

Madaxweynaha maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa gaaray Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha hoose, waftiga madaxwaynaha waxaa soo dhaweeyey Masuuliyiin ka tirsan Maamulka degmada Baraawe.

Madaxwayne Shariif Xasan iyo gudoomiyaha Gobolka Shabeelada hoose ayaa si wadajir udhagax dhigay Garoonka Diyaradaha ay yeelanayso Magaalada Baraawe. Magaalada Baraawe ayaa ah Caasumada Maamul goboleedka Koonfur Galbeed ayakoo hada si ku meel gaara xarun u ah Magaalada Baydhabo.
shariif

shariif

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.