Dhageyso+Sawiro:Caabudwaaq qlab shaybaar oo Casriya oo Lagu wareejiyey Dugsiga Shire Jaamac

Hay’adda Marcy Corp ayaa Qalab loogu talagalay Ardeyda in ay ku bartaan Sayniska ku wareejisay Dugsiga Sare ee Shir Jaamac Magaalada Caabudwaaq, Munasabadii lagu wareejinaayey qalabkaan ayaa waxa kasoo qayb galay maamulka iskuulka Shire Jaamac,maamulka Waxbarshada Degmada Caabudwaaq iyo waalidiin.
Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warbixintaan Caabudwaaq inooga soodira.


cw

cw

cw

cw

cw

cw

cw

cw

cw

cw

cw

cw

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.