Raisulwasaare Kheyre oo ka qayb qaatay Dhismaha Wadada Sodonka “Sawiro”

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyrrre ayaa Maanta Dhagax-dhigay Wadada Sodonka ee Magaalada Muqdisho,halkaas oo lagu wado in Dib u Dayactir lagu sameeyo.

Wadadan oo halbowlaha isku socodka dadweynaha iyo gaadiidka Magaalada Muqdisho.

Ra’isul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa kaga mahadceliyay Maamulka gobolka banaadir dadaalka uu ku bixinayo sidii loo dayactiri lahaa wadooyinka Burbursan ee gobolka banaadir.
khayrekhayr

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.