Muuqaal:Puntland oo Ka jawaabtay eedeyn Horay ugu soo Jeediyay .

puntland

Wasaaradda Kalluumaysiga iyo khayraadka Puntland ayaa si kulul uga jawaabtay eedaymo uga yimid dowladda federaalka Soomaaliya oo ku eedaysay Puntland inay fashilyeen shir looga hadlyay sidii loo heli lahaa nidaam midaysan oo loo bixin karo shatiyadda iyo sidii loo qaybsan lahaa dakhliga ka soo xarooda.

shir Jaraa’id oo Wasaaradda Kalluumaysiga Puntland ay ku qabteen magaaladda Garoowe ayay ku sheegeen inuusan fashilmin shirkaasi oo maamul goboleedyada dalku ay ku heshiiyeen balse dowladda federaalku ay diiday inay saxiixdo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.