Maqal iyo Muuqaal :Xildhibaano Kasoo Gostay axmed Madoobe oo Muqdisho soo Gaaray

Waxaa isoo taraya Xildhibanada Jubbaland ee Maamulka Axmed amdoobe u gaysanayo Xariga iyo Caga juglaynta taas oo ka liftay inay iska cararaan Kismaayo oo ugu biiraan garabka Mucaaradka ah, Xildhibaan Cabduqaadir Ibrahim Cali oo kamida Xildhibaanada Jubbaland ayaa mar uu shir Jaa’id ku qabtay waxuu ka war bixiyey Dhibaatada maamulka axmed madoobe ku hayo shacaka Jubbaland sida Dil,xarig,jirdil iyo isagoo lashaqeeya al-shaabaab.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.