Jawaari oo qoraal ku saabsan Moshinkii dekeda iyo saldhiga Berbera u diray Farmaajo iyo Kheyre

jawaari

Guddoomiyaha Baarlamanka Somalia Maxamed Cismaan Jawaari ayaa Madaxweynaha iyo Raisul wasaaaraha Somalia u diray qoraal ku saabsan mowshinkii Baarlamanka Somalia uu ka keenay heshiiskii dhexmaray Somaliland iyo Imaaraatka ee lagu wareejiyey dekeda Berbera, saldhig milaterina looga siiyey.
Jawaari oo qoraalkiisa ku lifaaqay mowshinka la geeyey baarlamanka ayaa ka dalbaday madaxda sare ee dowlada iney cadeeyaan mowqifkooda ku aadan heshiiskaas mooshinkaan waxaa saxiixey 20 xildhibaan.
qor

qoraal

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.