Dowlada Soomaliya oo bilowday olalahii Nadaafada Muqdisho “Sawiro”

R/wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo qaar ka mid ah Golaha wasiirrada ayaa maanta magaalada Muqdisho ka bilaabay olole Nadaafadeed oo ay horkacayaan oo wax looga qabanayo Bilicda magaalada.

R/wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa shacabka ugu baaqay in bilkasta Khamiista ugu danbaysa ay isku soo baxaan dadweynaha Soomaaliyeed si ay kaga qayb qaataan howlaha Nadaafada ee dib loogu soo celinayo Bilicda Muqdisho.
khayre

khayre

khayre

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.