Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya Khasaaraha ka dhashay qaraxii ka dhacay Muqdisho ” Video+Sawirro)

qarax

Wararka dheeraad ah aya ksoo baxaya Qarax ka dhacay Maqaaxi ku dhow Dekadda Magaalada muqdisho waxaana la xaqiijiyay in gaari waxybaaha qarxa laga soo buuxiyay oo goobta yaalay in uu qarxay.
Dhanka kale Saraakiisha Booliska Dowladda Sooomaliya ayaa xaqiijiyay in qaraxa ay ku dhinteen 5-qof halka ay ku dhaawacmeen 10-ruux oo dhamaan shacab Soomaliyeed ahaa oo xiligaas halkaas ka ak dhawaa.

qarax

qarax

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.