Wiil iyo Aabihii oo imtixaan wada fariistey Caabudwaaq baa Laga Helaa “sawiro”

Waxaa soo gaba gaboobey Imtixaankii guud ee waday wasarada Waxbarashada Soomaliya, Degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa kamida goobaha lagu qaaday imtixaanka guud waxaana dadkii u fariistey imtixaankaa kamida ahaa Aabe Farax Ismaciil dabcasar iyo wiilkiisa shaafici Farax Ismaciil waxa kaloo kamida haa arday aad udayar oo dadaal badan muujiyey Abdalle Xasan fareey tani waxay ku tusaysaa wax barshadu inay ufuran tahay qofkasta.

Ardayda imtixaankaan gashey ayaa lafilaaya inay ugudbaan heer Jaamacadeed iyagoo u gudbi doona Dhismaha Cusub ee Jamacada Galgaduud.
cw

cw

cw

cw

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.