Ra’iisul Wasaaraha Somaaliya Oo Goordhow Gaaray Bali-Doogle

Ra’iisul Wasaraha Somaaliya Xasan Cali kheyre iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray Saldhig Ciidamada dowaldda Somaaliya ay ku leeyihiin agagaarka Garoonka Diyaaradaha Bali-Doogle ee Gobolka Shabeellaha Hoose, Madaxweynaha ayaa Safar dhanka Cirka ah halkaasi ku tagay,waxana Garoonka Diyaaradaha Bali-Doogle ku soo dhaweeyay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka oo halkaasi ku sugayay.

Wararkeena dambe kala socda Warar dheerad ah

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.