Madaxweyne Soomaliya oo casumaad ka helay dalka Qadar iyakoo usoo diray Diyaarad qaasa.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo wehwliyaaan Wasiirrada Arrimaha Dibadda, Qorsheynta, Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga ayaa si balaadhan loogu soo dhoweeyay magaalada Doha ee Dalka Qadar, Kadib Casuumad Rasmiya oo uu ka helay Boqorka dalka Qadar Sheekh Tamiim Bin Hamad Al Thani.

Ujeedka Madaxweynaha Soomaliya la xariira sidii sidii dowladda Soomaaliya ay taageero dhaqaale uga heli lahayd dalalka Dalka qatar, waxaana la filayaa in uu kulamo la qaataan Boqorka dalka Qadar iyo Madax kale kala duwan.
far

far

far

far

far

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.