Gen. Saacdi oo balan qaad u sameeyay Ardayda Soomaaliyeed ee imtixaanadka qaran galay “Sawiro”

BOOLIS

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Gen. C/xakiin Daahir Saciid Saacid oo ay wehliyaan taliye xigeenadiisa iyo qaar kamid ah sareeyaasha boliiska dalka ayaa booqday qaar kamid iskuulada lagu galaaye imtixaanka mideysan ee dugsiyada sare dalka oo ey qaadeysay wasaarada waxbarashada.
Taliyaha ayaa ardayda kula kulmay iskuulada booqday ugu baaqay in noqdaan kuwo dalka iyo dadka wax u tara , isagoona ardayda kaalmaha hore ka gala imtixaanka in ay siin doonaan waxbarasho lacag la,aan ah , fursadna u siinayaan in kamid noqdaan ciidanka boliiska dalka .
Ganaral saacid ayaa ku amaanay laamaha amniga sida u sugeen amniga inta socdeen imtixaanaadka gaar ahaan ciidanka boliiska dowrka ku lahaayeen xaqiijinta amniga si nabdoon u qabsoomeen qaadida imtixaanaadka qaran.
Qaar kamid ah macalimiinta iyo ardayda imtixaanka galeysay ayaa ammaan usoo jeediyay ciidanka boliiska dowrkii kulahaayeen amniga sida u xaqiijin lahaayeen Inta ay socdeen imtixaanadka qaran ayaa san dhicin wax amniga lid ku ah kuna soo dhammaaday jawi nabdoon.

Dhinaca Kale taliyaha booliska ayaa qalab loogu talagalay boliiska gudoomey.
BOOLIS

BOOLIS

BOOLIS

BOOLIS

BOOLIS

BOOLIs

BOLIIS

boolis

boolis

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.