Dooni Kaluumeysi oo Lagu qafaashey Puntland

markab

Wararka aan ka helayo xeebaha Puntland Gobolka Gardafuu ee ayaa sheegaya in Afduub loo geystay Dooni kaluumeysi oo Ka kaluumeysanaysa Xeebaha Bari ee Puntland Doontan ayaa laga lahaa dalka Iiraan,oo kamid ahayd doon yahay sida sharci darada ah uga kaluunmeysta xeebaha Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.