Dhageyso:Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntand eng Camey oo eedeyn usoo jeediyey Hay’ada Elman shabab bay dib noogu soo celiyeen

camey

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntand Eng C/xakiim Xaaji Cumar Camey ayaa sheegay in qaar kamid ah carruurtii Shabaabka ahaa ee Puntland usoo gudbisay magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaliya si loogu sameeyo dhaqan celin in ay dib ugu biireen Al-shabaab oo qaarkoodba lagu qabtay dagaalo, Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland ayaa eedayn usoo jeediyey Hay’ada elman ilmihii aan ku wareejinayey inay alshabaab dib ugu noqdaan waa wax aan loo dulqaadan karin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.