Muqdisho: Qarax Gaari loo adeegsaday oo qasaare Gaystey

gaari

Qarax Gaari ayaa goordhow ka dhacay qeybo kamid ah degmada Wadajir ee Gobolkaan Banaadir qaraxaas oo geestay sida la sheegay khasaaro kala duwan, Gaariga ayaa la shegay in ay wateen koox hubeysan oo saakay qof Shacab ah ku dilay Xaafada Xawa-Taako ee isla degmada Wadajir balse ciidamada dowladda oo garigaas ku raad joogay uu qarxay xili uu marayay Xaafada Nasteexo ee degmada Wadajir.

qasaaraha uu gaystey Qaraxaan aya lagu sheegay Ilaa iyo Saddex Askari oo ah ku Qaraxyada baara ayaa la sheegayaa inay ku geeriyoodeen Qaraxaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.