Dhagesyso:Dagaal Ka Socdo Magaalada Baladweyne

dagaal

Wararka Ka imaanaya Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in galbeedka magaaladaasi uu ka socda dagaal u dhaxeeyo Ciidamada Dowlada iyo Meleeshiyo Beeleeed la magac baxay West land.Dagaalkaan ayaa waxa uu ku bilaawday Markii ay maleeshiyo Beeled see weerareen xero ciidanka dowlada Soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.