Madaxwaynaha Soomaliya safar kutagi doona Dalka sacuudiga kadib casumaad uu kahelay

Boqor salmaan Bin Abdulaziz Al-saudi ayaa fariin casuumaad ah u soo diray Madaxweynaha Jamuuriyada Federalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo si uu kaga qeyb galo shirka wadamada Islaamka iyo Mareykanka u dhaxeeyo kaa oo lagu qaban doono magaalada Riyad oo boqortooyada sacuudi carabiya ay marti gelineyso, Madaxweynaha Soomaaliya ayaa mar hore ka helay Casumaad Boqorka Sacuudiga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.