Daawo:Alshabab oo Weeraray Kenya dilayna Taliyihii booliska

kenya

Koox Hubeysan ayaa Xalay weerar ku qaaday degaanka Cumar Jilacow oo ka tirsan Mandheera,waxaana halkaas lagu dilay saddex Qof oo uu ka mid ahaa Madaxii Booliska Mandheera Suleymaan Rashiid.
Saraakiish Booliska Kenya ayaa sheegay in Al-shbaaab ay xalay weerar ku qaadeen degaanka Cumar Jilacow islarkaana lagu dilay Saddex qof oo uu ka mid ahaa Suleymaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.