Madaxwayne Kuxigeenka 1aad Jubaland oo Carsho Sharaf iyo Shaahado Gudiinsiin usameeyey wafti Caraba

Xaflad casho sharaf oo loogu sameeyay qasriga Madax tooyada jubbaland madax katirsan jaamacadaha carabta iyo somalida oo ay kasooqayb galeen wasiro katirsan jubbaland iyo madaxwayne Kuxigeenka jubbaland mudane Maxamud Sayid Aadan

Madaxwaynaha Kuxigeenka Koowad Jubbaland ayaa shahaado shara lagudoon siiya abdinasi Al hilaalii oo katirsan iminka jamacada kismaayo ahna bare caafimaad iyo Dr ibaarm Maxamed Mursal gudoomiyaha jamacada muqdsho
Dr Ibraahim Maxamed Xuseen oo ahaa gudomiyihii bore ee jamacada jaziira Dr Suldaan abuu curaab Al cadwaan doomiyaha midowga jaamacadaha carabta waxaan soodiyaarisay shahaadooyinka jamacada kismaayo

Waxaa Xafladas Goobjoog Ka ahaa Wariyaha Tvga iyo Idaacada SBC Maxamed Sahal Cumar Gacmadheere.
jub

juba

juba

juba

juba

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.