Muuqaal:Raysawasare Khayre oo ku baaqay dar dar galinta ladagaalanka Burcad Badeedka

mar

R’isul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xassan Cali Kheyre ayaa maanta diyaarad Helicopter looga qaaday xarunta xalane ee AMISOM, waxaana lagu dajiyey markab dagaal oo ka mid ah kuwa caalamiga ah ee ku sugan xeebaha Soomaaliya.

R’isul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xassan Cali Kheyre ayaa ka codsadey Midowga Yurub inay xoojiyaan dagaalka lagula jiro Burcad Badeedka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.