Muuqaal:Madaxwyanaha Soomaliya oo Fariin ay kanaxeen askarta Isbarada dhiga Udiray

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdi uu hogaaminayo oo ay ka mid yihiin Wasiiro,Taliyaasha Ciidamada iyo Madaxweynaha K/galbeed ayaa Safar dhanka Dhulka ah ku gaaray Maanta Magaalada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha hoose .

Madaxweynaha soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa intaa kadib kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan Degamada Afgooye ee Gobalka Shabeelaha hoose,isagoo dhageystay Fikradahooda, Talooyinkooda iyo xaaladda ay ku jiraan dadka ku dhaqan Degamada waxaana uu sheegay inuu wax kaqabanayo baahiyaha Jira.

Madaxwaynaha Soomaliya ayaa Fiirin adag udirey askarta Isbaarada dhiganaya asagoo sheegay inay lasocdaan Madaxdii sharciga la tiigsan lahayd askarataa bushada dhibaya oo kamid yihiin Maxkamada,Booliska nabadsugida.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.