Ra’iisul waasaraha oo booqday mid kamid ah maraakiibta howlgalka Bada Soomalioya

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Xasan Cali Kherre ayaa Maanta Markab Dushiis kula kulmay Saraakiil ka tirsan Midawga Yurub gaar ahan kuwa Dalka Spain oo ka mida Saraakiisha ku sugan Xeebaha Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyrre iyo Saraakiisha Midawga Yurub ayaa la sheegay in ay ka wada hadleen Arrimaha Burcad-baddeeda Soomaalida,waxaana Kulanku uu ka dhacay Markab Midawga Yurub ay leeyihiin Dhexdiis oo ku sugan Xeebaha Magaalada Muqdisho.

Kooxaha Burcad-badeeda Soomaalida ayaa Weeraro Is-xig xiga ka geystay Xeebaha Soomaaliya,kuwaas oo Afduubtay Maraakiib Ganacsi oo sida Shixnado kala duwan.
mar

khayre

khayre

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.