Deeq raashina oo la gaarsiiyey tuuloyinka hoos yimaada Baladxaawo

Deeq raashina oo isugu jirta Bur,Bariis iyo Saliid ayaa loo qaybiyey 90 Qoys oo danyar ah oo ku nool tuulooyinka Garsaaley,Bide Daqar iyo Rudlay waxayna deeqdaan katimid Adar Foundation iyo qaar ay ku dareen Dhalinyarada Maalin Qad Oo Walaalkaa Quudi.

Bulshadii loo qaybiyey deeqdaan ayaa waxay uga Mahad celiyeen Adar Foundation deeqda ay soo garsiisey ayadoo deeqdaan ay timid xiligii loo baahnaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.